(Sawirro) Dad careysan oo duq Magaalo gaari ku daba xiray, ka dibna jidadka jiiday

Shacabka magaalo yar oo ku taala dalka Mexico ayaa xafiiskiisa ugu dhacay duqii magaalada isla markaana intay ka soo saareen ayey ku daba xireen gaari iyagoo ka dibna wadooyinka ku jiiday. Booliiska ayaa markiiba ka soo gaaray Jorge Luis Escandón Hernández, oo la sheegay in dhacdadaasi ay dhaawacyo yar ka soo gaareen, waxaana la xiray … Continue reading (Sawirro) Dad careysan oo duq Magaalo gaari ku daba xiray, ka dibna jidadka jiiday